Israa’iil oo ugu dambeyn heshiis xabad joojin ah la gaartay kooxda Xamaas

Israa’iil iyo Xamaas ayaa waxay caawa ku heshiiyeen xabad joojin ka dib  11 maalmood oo ay isweysaarsanayeen duqeymo culus. Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa lagu sheegay in golaha wasiirada dalkaas uu si wadajir ah u aqbalay xabad joojinta oo ay garwadeen ka tahay dowlada Masar. Kooxaha Falastiiniyiinta ee Xamaas … Continue reading Israa’iil oo ugu dambeyn heshiis xabad joojin ah la gaartay kooxda Xamaas